Dhageyso: Maxamed Cabdi Afeey Oo Xamaasad Qabiil Isla Celin Waayay “Ma Ergay Baa Mise Qabiil Baa Dirsaday”.

0

Nairobi (AGGM): Ergayga IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa xamaasad darted is celin waayay oo si cad u caddeystay qabyaalada ku jirto kaddibmarkii uu sheegay inuu banaystayo xasuuq umada uu duulaan ku soo qaaday deegaanadooda.

Maxamed Cabdi Afeey oo hadda la diyaarinayo dacwad ka dhan si looga tuuro magaca dawlada sharafta badan ee IGAD ee uu u isticmaalayo habka qabiilka ah.

Casriga laga tagay Qabiil ayaa waxaa hadda ku jidbaysan umad waligeed la soo gumeysanayay oo doonaysa in gumeysigii lagu hayay ay Soomaaliya iyo dhul dad ay leeyihiin u soo wareejiyaan.

Bal dhagayso qabyaalada Maxamed Cabdi Afeey.

Fiiro Gaar Ah.  Halkaan Guji Kana Akhriso Maxamed Cabdi Afeey Oo Wacad Ku Maray In Uu Ciidamada Goobweyn

Cabdicasiis Biibaaye
Nairobi, Kenya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com