Muqdisho(AGGM):Wasiirka wasarada difaaca soomaliya maxamed sheikh xasan xaamud ayaa faahfahiyey ujeedkaa Ciidamo gaar ah oo wardiyeyn doono xarumaha iyo shaqaalaha qaramada midoobay ay ku ledahay soomaliya
Waxa uu sehagay wasiirka difaaca in ciidmadan ay leeyihiin magac gaar ah oo ah UN GARD UNIT ayna ka madax bananyihiin kuwo amisom ayna hoos tagayaan wakiilka qaramada midoobay ee soomaliya nikolas key.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com