Muqdisho(AGGM): Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqa iinsaanka ayaa maanta Deeq Gaarsiiisay Dadka Dan yartaa ee ku nool Degmada Cabdi Casiis.
Waxaana Kaalmadaan Maanta la gaarsiiyey Dadka Dan yarta ah ka mahad Celiyey Gudoomiyaha Degmada Cabdi casiis ee Gobolka Banaadir.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com