Dhageyso: Col. Bare Hiiraale “Cabdiweli Sheekh Waxuu Nagu Yiri Ciidankiina Ha Isa Soo Dhiibaan, Wax Caqli Galayana Ma,ahan, Waana Ka Dagaalameynaa Ilaa Aan Xoriyadeena Iyo Xuquuqdeena Ka Heleeyno”

0

Goobweeyn (AGGM): Col. Bare Aden Shire (Bare Hiiraale) oo wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta VOA ayaa waxa uu
sheegay in Cabdiweli Sheekh Axmed uu la safan yahay maleeshiyo beeleedka Raaskambooni.

Waxaa sidoo kale Col. Bare Aden Shire ayaa waxa uu sheegay in uu aqoonsaneen waxa loogu yeero maamulka Jubba, islamarkaana Cabdiweli sheekh laga doonayay Cabdiweli Sheekh in uu noqdo nin dhexaad ah balse nasiib daro Cabdiweli Sheekh arimaha Jubooyinka kama ahan Dhex dhexaad.

Col. Bare Hiiraale ayaa waxa uu sheegay in ciidamadiisa iyo dadka deegaanka ay si wadajir ah u dagaalamayaan ilaa intay ka helayaan Xoriyadooda iyo Xuquuqda ay xaqa u leeyihiin.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com