Dhageyso:Qaraxyo Muqdisho ka dhacay iyo Khasaaro ka dhashay

0

Muqdisho(AGGM): Xili Xalaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Baalayaal ku yaala lagu Weeraray Qaraxyo ayaa waxaa ka soo baxaya Faahfaahin dheeraad ah ,

Qaraxyada ayaa inta la Xaqiijiyey waxaa ku Geeriyooday ugu yaraan 6 Ruux.waxaana ku dhaawacmay in ka badan intaasi.

Qaraxyada ayaa ahaa ilaa saddex Qarax,waxaana labo kamid ah ay ka dhaceen Isgooyska Bakaaraha,halka ka kale uu ka dhacay Xaafada Al-baraka ee Gobolka Banaadir.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com