Dhageyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Talyaaniga oo Muqdisho ku soo wajahan

0

Roma(AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Talyaaniga ayaa sheegtay in Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ay Booqasho ku Imaan Doonto.

Waxaa Hadalkaan uu ka soo baxay Xili Magaalada Roma ay kulan ku wada Qaateen Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya prof  Max’ed Sh Cismaan Jawaari.

Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Somaaliya oo la socda Wadfiga Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Idaacada VOA u sheegay Nuxurka laga Wada hadlay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka