Dhageyso:Ciidamada Somaliland oo Hareereeyey Magaalada Taleex

0

Taleex(AGGM): Warar Gor dhaw naga soo gaaray Magaalada Taleex ee Gobolka Sool islamarkaan a Fariisin u aha Mamulka Khaatumo ayaa   sheegay in Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay Magaalada ku soo dhawaadeen .

Waxaa Ciidamada la shegay in ay Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay soo Buux dhaafiyeen,Deegaano u dhaw Degmada Taleex.

Golaha Wasirada M aamulka Puntland  ayaa Shir Deg deg ah o Arimahaas looga hadlayo ku leh hada Magaalada Garoowe.

Halkaan Hoose ka dhageyso Cosdka

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Taleex.mp3