Dhageyso:Baarlamaanka oo maanta Kooram la’aan u baaqday iyo Wasiirka Amniga oo hortagay

0

Muqdisho(AGGM): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Fadhi ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho,waxaa uu u Baaqday Kooram la.aan waxaana Baarlamaanka Maanta hortagay wasiirka Amniga C/kariin Xueen guuleed.

Gudoomiye Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliy Jeylaani Nuur Iikar ayaa ku dhawaaqay in Baarlamaanka Soomaaliya ay Kulankood uu baanta Baaqday Wasirka Amnigana  Baarlamaanka uu Horyimid.

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com