Dhageyso: Dagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM):dagaal Xoogan ayaa Xalay ka dhacay Xaafada Caymiska ee Degmada Yaqshiid Gobolka Banaadir,waxaana dagaalka uu yimid ka dib Markii Al-shabaab ay weerareen fariisimo Ciidamada Dowladda halkaa ay ku leeyihiin.

dagaalka ayaa la dhiyey Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah oo soo gaaray dadka Shacabkaa iyo Dhinacyadii dagaalamay sida ay Goobjoogeyaal noo xaqiijiyeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com