DAAWO: Soomalida London Oo Si Aan La Arag Uga Gil Gishay Ficilada Waxuushnimada Ah Ee Kenya.

0

London (AGGM): Soomaalida ku nool London ayaa dibadbax weyn oo aan loo kala harin ka hor sameeyay safaarada Kenya ee UK iyadoo si weyn loo cambaareynayo tacadiga Soomaalida loogu geysanayo Nairobi.

Soomaalida isugu soo baxday mudaaharaadka ayaa si weyn u cambaareeyay xadgudubka ay ciidamada Kenya iyo dawlada Uhuru Kenyatta ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku nool wadankaasi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com