Saraakiisha Dowladda oo Sheegay in ay dagaalka Bakool ku Dileen Saraakiil Sare oo Al-shabaab ah

0

Waajid(AGGM):Ayadoo degmada Waajid ee Gobolka Bakool uu Dagaal ku dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda iyo AMISIM ayaa Dagaalkaasi waxaa Guulo ka sheegtay Dowladda Soomaaliya.

Cornel C/rixmaan Timacade oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Dileen 25 ka tirsan Al-shabaab oo ay ku jiraan Saraakiil.

Waxaa uu intaa ku darat Conel Timacade in Hub iyo Gaadiid dagaal laga qabsaday Al-shabaab.mana jirto Cid Xaqiijineysa Hadalka Dowladdaee ah in ay Qabsadeen Hub oo ay Dileen saraakiil.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com