Dhageyso:Warbixin maanta oo kale 2013 Weerarkii Maxkamada Gobolka Banaadir

0

Muqdisho(AGGM):Maanta oo kale Sanadkii 2013-dii waxaa Kooxda Al-shabaab ay Weerar Ismiidaamin ah iyo Dagaal Toos ah ay ku Qaadeen Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa Halkaan ku Geeriyooday Dad farabadan oo u badnaa Shacab iyo Kooxdii Weerarka soo qaaday.

Warbixin Kooban ayaa Waxaa ka Diyaariyey Maalintaa waxii dhacay wariye lagu Magacaabo C/risaaq Max’ed Faarax”Shiine” oo ka tirsan Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixinta oo Dhinacyo badan ka hadleysa

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com