Dhageyso:Maamulka Shabellaha Dhexe oo Amar Adag soo saaray

0

Muqdisho(AGGM):Maamulka Gobolka Shabellaha Dhaxe ayaa Dadka Dagan Magaalada Jowhar ku Amaray in ay ka Guuraan Guryahaya Doowladii hore ee Soomaaliya.

Amar ka soo baxay Maamulka Gobolka Shabellaha Dhaxe ayaa sheegay in aan loo Dulqaadan doonin Dadka ku jira Guryahay Dowladdii Milatariga Soomaaliya.

Waxaa jira Boqolaal Qof  oo Dagan Guryahay Danta Guude ee Dowladdii hore,kuwaas oo Mudo Labaatan Sano ka Badan Dagaanaa.

Halkaan Hoose ka dhageys Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com