Dhageyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo Deeq Gaarsiiyey Qaar kamid ah Isbitaalada Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Gobolka Banadir Ahna Duqa Magaalada Xasan Max’ed Muungaab ayaa maanta Deeq Gaarsiiyey qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Isbitaalada uu Maanta Deeqda Gaarsiiyey ayaa waxaa ka mid ah Isbitaalka Madiina,Banaadir iyo Isbitaalka Martiin.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa waxaa uu Deeqda uu Gaarsiiyey Isbitaalada ay iskugu jirtaa Shidaal iyo Lacago uu siiyey Bukaanada ku jira Isbitaalada Magaalada Muqdisho.

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com