Dhageyso: Madaxwene Xassan Shiekh OO Sheegay in Isbadal Lagu Sameyn Doono Hay’addaha Garsoorka Dalka

0

Muqdisho(AGGM):Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamud ayaa ka qeyb galay xuska  14 April oo ah markii Al-Shabaab weerar ku qaadeen Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir maanta oo kale 14 April sanadi 2013.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Isbadal lagu sameyn doono Hay’addaha Garsoorka Dalka isagona sido kale sheegay in weerarada Shabaab aysan waxba u dhimi doonin Dowladnimmada Soomaaliya

Halkan ka dhageyso khudbada Madaxweynaha oo dhameystiran

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com