Raisul wasaare C/wali Sh oo maanta Booqday ilaha Dhaqaalaha Magaalada Kismaayo{Dhageyso}

0

Raisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa maanta Booqday Ilaha Dhaqaalaha Ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose,

C/wali Sh Axmed ayaa waxaa uu Kormeeray garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Magaalada Kismaayo,waxaana sidoo kale Booqashadiisa ku waheliyey Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka KMG ah ee Jubba.

Raisul wasaare C/wali Sh Axmed ayaa waxaa uu sidoo kale kulan la qaatay Mas;uuliyiinta Maamulka KMG ah ee Jubba waxaana ay ka wada hadlen Arrimo dhowr ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com