Dhageyso:Wasiirka Gaashaandhiga oo Fariin u Diray Saraakiisha Ciidamada Somalia

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Max’ed Sh Xasan Xaamud ayaa sheegay in Isbadal lagu Sameen Doono Darajooyinka Ciidamada Soomaaliya.
wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan Ciidamo Darajo aan u qalbin iska wata islamarkaan aan gaarin oo si Hoose loo siiyey.
Waxaa uu intaa ku daray wasiirka in Isbadalka uu Xanuun badan yahay islamakaana la Sameen Doono oo Si Deg deg ah loo Bilaabayo.

Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com