Dhageyso:Maamulka Waaxda Dad dhigista oo Si Cad oga soo Horjeestay Amarkii Baarlamaanka

0

Muqdisho(AGGM): Agaasimaha Waaxda Dad dhigista iyo Dowladda Hoose Max’ed Axmed Diiriye ayaa sheegay in uusan jirin Amarka ka soo baxay Baarlamaanka ee ah in Laxirayo Xarunta laga Goosto Kaarka Dhalashada.

Agaasimaha ayaa sheeegay in ay ku xiri karaan Xarunta oo kaliya Wareegto ka soo baxda Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa jirta oo Dastuurka Dalkeena uu qabaa in Sharciga ugu sareeya Dalka uu yahay Baarlamaanka Soomaaliya,go’aankoodana uu yahay midka kaleya ee ugu Sareeya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codak

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com