Dhageyso:Koox Burcad ah oo lagu Qabtay Shabellaha Hoose

0

Walaweyn(AGGM): Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan 14 Ruux oo ku labisan dariiska Ciidanka  lagu qabtay Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Ciidamada Milatariga ayaa shaaciyey in Ragaan la qabtay ay ku labisnayeen Dharka Ciidamada Milatariga,waxaana ay Dhac iyo Boob ku hayeen Dadka iyo Gaadiidka Gobolka Shabellaha Hoose.

Ciidamada Gacanta lagu dhigay ayaa la dhigay Xabsiga Magaalada Walaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com