Dhageyso:Ciidamada Dowladda oo Howlagal Isbaaro sifeeyn ah ka wada Shabellaha Hoose

0

Muqdisho(AGGM):Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa maanta Howlgallo Isbaaro qaadis ah ka bilabay Wadad isku xirta Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Waxaa Ciidamada Dowladda ay sheegeen in ay baarinaa o oga go leeyihiin sidii Dadka looga qaban lahaa Kooxaha Isbaarooyinka Dhigta Wadad xariirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Ciidamada ayaa Howlgalkaan waday Mudo 5 Maalin ah,waxaana Ciidamada Soomaaliya ay Shacabka ka Codsadeen in ay soo sheegaan Kooxaha Isbaarooyinka |Dhigta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com