Raisul Wasaare C/wali Sh oo Booqanaya Maanta Magaalada Kismaayo

0

Muqdisho(AGGM):Raisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Saaka lagu wadaa in uu Booqdo Magaalada Kismaayo ee Xaunta Gobolka Jubbada Hoose.

Warar aan ka helnay Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in C/wali Sh Axmed uu Tagi Doono Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Waxaa R/wasaaraha Soomaaliya uu Booqan Doonaa Duleedka Magaalada Kismaayo,gaar ahaan Deegaanka Goobweyn oo ay ku sugan yihiin Ciidamada XGS ee Magaalada Kismaayo ku la Dagaalamay Kooxda Raas kambooni.

Waxaa Dad ku sugan Kismaayo ay noo sheegeen in Magaalada Kismaayo looga Diyaar garobay soo dhaweynta Raisul Wasaaraha Soomaaliya.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com