Dhageyso:Xarunta Dad Dhigista oo si Hoose u shaqeeyasa

0

Muqdisho(AGGM):8-Bishaan ayey aheyd Markii Baarlamaanka Soomaaliya Fadhi ay ku yeesheen  Muqdisho ay ka soo saareen Amar ah in la Xiro Xarunta laga qaato Kaarka Muwaadinimo ee National ID.

Waxaana Baarlamaanka Arintaasi ay u sababeeyeen Dhibaato Shacabka ay ku qabaan Qaadashada Kaarka iyo Lacago Laaluusha ah oo Dadka laga Qaado.

Waxaana sidoo kale jirtay in Golaha wasiirada ay Baarlamaanka ku raaceen Tilaabada lagu joojiyey qaadashada Kaarka  Aqooniska Muwaadinimo.

Halkaan Hoose ka dhageyso

<a href=”http://www.warfidin.com/wp-content/uploads/2014/04/War-Kooban-Cali-Mahad-.MP3-gg.mp3″>140412_018</a>

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com