Dhageyso:Taliska Ciidamada XGS oo Al-shabaab u Hanjabay

0

Muqdisho(AGGM): Taliyaha Ciidamada XGS Gen, Daahin Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa sheegay in Ciidamada XGS Mudo Kooban ay kusoo Afjarayaan Howlagalka ka dhanka Ah Al-shabaab.

Waxaa uu sheegat Taliyaha Ciidamada XGS in Ciidamada AMISOM ee Taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Soomaliya Sanadkaan 2014 ay Al-shabaab ka tir tirayaan  Goobaha ay Soomaaliya ka Maamulaan.

waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada XGS iyo kuwa Dowladda ay hada ku wajahan yihiin Goobaha Fara ku Tiriskaa ee Gacanta Al-shabaab ku jira.

halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com