Dhageyso:Raisul Wasaare Cabdi wali oo balan qad Muhiim ah u Sameeyey Dadka Shabellaha Dhexe

0

Muqdisho(AGGM):R/wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay ciidamo Boolis ah oo la geeyo magaalada Jowhar, degmada Balcad iyo deegaanada kale ee Dowladda laga sugan tahay gobalka Shabeellaha Dhexe.

Hadalkani waxa uu ka sheegay magaalada Jowhar oo uu maanta booqasho ku tegay isaga iyo xubno la socday.

Waxaa uu Tilmaamay in Ciidamadaasi ay xaqiijin doonaan Amaanka Degmooyinkaasi.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com