Dhageyso:Askari lagu Dilay Degmada Hiliwaa

0

Muqdisho(AGGM):Askari ka tirsan iidamada Milatariga Soomaaliya ayaa maanta lagu dilaya Degmada Hiliwaa ee Gobolaka Banaadir.

Waxaa la sheegay in Dilka ay Fuliyeen Labo Ruux oo Bastoolado ku Hubeeysnaa islamarkaana Dilka ka dib ay Qoriga Askariga hore ay oga Qaateen.

Maamulka Degmada Hiliwaa ayaa Xaqiijiyey Dilka Askariga ee maanta lagu qaarajiyey Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.

Halkaan hoose ka dhageyso codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com