Dhageyso:Al-shabaab oo lagu Eedeeyey in ay Galgaduud ku gubeen Oday Waayeel ah

0

Dhuusamareeb(AGGM): Kooxda Al-shabaab ayaa lagu eedeyey in ay Gubeen nin oday ah oo Wax ka daganaa Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Waxaa La sheegay in Al-shabaab Odaygaasi ay Guri ay ku jireen ay Dab Qabasiiyeen islamarkaana Si Arxan daro ahm odayga uu u Gubtay.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa sidoo kale Iska Fogeeyey eedeenta Odayga lagu Dilay Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com