Dhageyso: Falaagada Al-shabaab oo Cuna Qabateen saaray degmada Waajid Gobolka Bakool

0

Waajid(AGGM): Kooxda Al-shabaab ayaa Cuno Qabateen ku soo rogay Dadka Shacabkaa ee ku nool Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

C/laahi Aadan Yariisoow Gudoomiyaha Degmada Waajid ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegay in Al-shabaab ay Godoomineeyn Degmada oo ay u Diideen in ay soo galaan Gaadiidka Waxyaabaha Qutul daruuriga ah Magaalada soo galin jiray.

Waxaa uu sheegay in Xaalada Adag ay ku nool yihiin Dadkaasi islamarkaana ay u baahin yohiin Gar gaar Deg deg ah oo lagaarsiiyo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com