Dhageyso:Muungaab oo Digniin u Diray Qurba joogta Soomaalida

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Suseen Muungaab ayaa sheegay in Dadka Qurbajoogtaa ee  ka Soomaaliya jooga ay Fasiq ku hayaan Xeebaha Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay Muungaab in uu Amar ku Bixiyey Muungaab in la Xir xiro Dadka Falalka Anshaxa ka baxasan  Magaalada Muqdisg ,gaar ahaa Xeebta ku haya.

Halkaan Hoose  Dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

 Allgalgaduud@gmail.com