Dhageyso:Galmudug oo Dowladda Soomaaliya Baaq u dirtay

0

Gaalkacyo(AGGM): Maamulka Galmudug ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha Gargaarka bixiya ka dalbaday in ay Gargaar Deg deg ah la soo gaaraan Si wax loogu Qabto abaaro ba an oo ka jira Deegaanada Galmudug.

Xildhibaan Maxamuud Kheyre Dhalaweyn oo ka mid ah Golaha wakiilada Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Deegaano ka tirsan Maamulka Galmudug ay ka jirto  Bilyo la,aan iyo baaro.

Waxaa uu Codsaday in Gar-gaar Deg deg ah dadkaasi la Gaarsiiyo si dhibka looga Samatabixiyo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com