Dhageyso:Faah-faahin Dagaalkii Gobolka Galgaduud

0

Galgaduud(AGGM): Faahfaahin ayaa waxaa ka ka soo baxeysaa Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud oo dhexe maray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo AMISOM oo Dhinac ah iyo Al-shabaab.

Waxaa lagu soo waramayaa in Dadka Deegaanka lagu Dagaalamay ay Arkeen Meydad Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iskugu jiray.

Waxaana Saaka Dagan Xaalada Goobohii lagu dagaalamay ee Dac iyo Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

 

 Allgalgaduud@gmail.com