Dhageyso:Barakacayaal lagu Rasaaseeyey Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM):Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa rasaas ku Furay Barakacayaal dagan Kuliyada Jaala Siyaad ee Wadada warshadaha.

Waxaana Barakacayaasha oo doonayey in ay Dhigaan Banaanbax ay Oga cabanayaa Dhibaatada Haysta  Rasaas ku Furay Ciidamo Milatari ah,waxaana Halkaa ku dhaawacmay ugu yaraan 2 Ruux.

Taliska Booliska degmada Deyniile ayaa sheegay in aysan waxba ka qaban karin Dhibaatada Ciidamadasi ay dadka ku hayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com