Dhageyso: Dr. Cabdi Shire Warsame“Axmed Madoobe Xasuuq, Xarig, Kufsi Iyo Barakicin Ayuu Ka Wadaa Kismaayo”.

0

Muqdisho (AGGM): Dr. Cabdi Shire Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaannada Jubba ayaa sheegay in hoggaamiye Axmed Madoobe iyo kooxdiisa weli ay wadaan tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Sidoo kale Dr. Cabdi Shire Warsame ayaa Wuxuu sheegay inay tahay nasiib darro in dowladda Soomaaliya ay ka hadsho (Creamea) Kireemiya Ruushka isla markaana xasuuq shacab uu ka soconayo magaalada Kismaayo oo ay geysanayaan Kooxda Raaskambooni oo ka amar-qaata Axmed Madoobe.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Dr. Cabdi Shire Warsame

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com