Dhageyso:Soomaaliland oo ka hadashay Warbaahin Soomaaliland lagu Xiray

0

Hargeysa(AGGM): Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliland Waran cade ayaa ka Warbixiyey Xarig dhawaan Maamulka Soomaaliland uu u geeystay Wargeysyo iyo Goobo Warbaahineet oo ku yaala Magaalada Hargeysa.

Waxaa uu sheegay Waran Cade in Warbaahinataasi ay Aflagaateeyeen Maamulka Soomaliland islamarkaana ay Tilaabo ka Qaadeen Sida uu sheegay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wasiirka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com