Dhageyso:Sargaal Nabadsugid ah oo Muqdisho lagu Weeraray iyo Macalin Dugsi oo la dilay

0

Muqdisho(AGGM):Koox hubaysan oo watay gaari nuuca raxada ah ayaa weerar ku qaaday salkaal katirsan ha ada nabad sugida soomaliya kaas oo lagu magacaabo xasan daahir waxan la sheegay inuu fadhiyey irida hore hoykiisa oo ku yala agagaarka degmada howl wadaag ee gobolka banaadir

Weerarka oo socday dhowr daqiiqo ayaa waxa uu dhaawac ka soo gaaray salkaalka uu qorshaha ahaa in la qaarijiyo in xaaskiisii lamana oga qarasa soo gaaray ragii falka fuliyey

Intaasi kadib aya waxa goobti soo gaaray mamuka degmada iyo ciidamo katirsan ha.ada nabad sugida iyagoo gacanta ku dhigay labo wiil oo dhalinyara ah oo la sheegay in dadka xaafada ay aqoon aweyn kooxdii werarka fulisay ayaa ku baxsaday gaari ay watayn

Wariye ismaaciil xaaji cabdala waxa uu kamid aha dadkii dagay gurikii kooxdu ku werartay sarkalka dhawacmay

Dhinaca kale xaafada xararyaale ee degmada warta nabada waxa xalay lagu dilay mid ah macalinta dhiga dugsiyada qur aanka ee xaafadasi ku yaal waxana magaciise la noogu sheegay allaha u naxariistee macalin daahir waxana dilka macalinka ku dhaqaqay 3 ruux oo bistoolo ku hubaysnaa mana suura galin in la qabto.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka