Dhageyso:ololaha la dagaalanak Musuqmaasuqa oo Muqdisho lagaga dhawaaqay

0

Muqdisho(AGGM):C/laahi Max’ed Shirwac Gudoomiyaha Dalladda Jilayaasha aan Dowliga ahyn ee SOSCENSA oo Saxaafada Muqdisho kula Hadlay ayaa sheegay in Ayagoo ka jawaabaya Cabashooyin kaga Yimid Shacabka Soomlaiyeed ay bilaabayaan olole ballaraan oo lagula dirirayo musuqmaasuqa iyo Qabyaaladda.

C/laahi Shirwac ayaa Xusay In ololahooda Si gaara ugu wajahan yahay ,Miisaaniyadda Siyaasadda
Shaqo bixinta iyo Qandaraasyada

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmil.com