Dhageyso:Odayaal Eedeeyey Maamulka Shabellaha Dhexe

0

Muqdisho(AGGM):Odayaasha Dhaqanka ee Degmada Jowhar ayaa eedeen Dusha oga Tuuray Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe,taas oo ku aadn weerar ka dhacay Degmada Jowhar.

Waxaa ay sheegeen in Iska Hor imaada ka dhacay Degmada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhaxe uu Maamulka Mas’uuliyadeeda uu qaadanayo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com