Dhageyso:Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo si kulul oga hadlay Arinta Kenya ay Soomaalida ku Xixirtay

0

Qaahira(AGGM) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasin Salaada Xasan ayaa Si Kulul oga Hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka iyo Dhibaatada aan kala joogsiga la hayn ee lagu hayo Soomaalida ku nool Dalka Kenya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Madaxweynae Cabdi Qaasim Salaad Xasan

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com