Dhageyso:ku dhawaad 100 Ruux oo Somali ah oo Kenya laga soo Tarxiilayo Saaka

0

Nairobia(AGGM): Garoonka Diyaaradaha Magaalada Nairiba ee Dalka Kenya ayaa maanta waxaa laga soo Masaafurin doonaan Ku dhawaat 100 Ruux oo Soomaaliya.

Dadka ayaa hada waxaa ay ku sugan yihiin Garoonka Jooma Kenyata kuwaas oo Saacadaha Soo socda laga soo dajin Doono Garoonka Muqdisho.

Cabdi Sitar Xasan oo ka mid ah Dublumaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Goor dhaw Radiyaha Galjuba oga Warbixiyey Qaabka Raafka Saaka uu u socdo.

Halkaan Hoose ka dhagateyso