Dhageyso:Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Hiliwaa oo Qarax ka Badbaaday

0

Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Hiliwaa ayaa maanta Qarax Miino oo lagu Qaarajin rabay ka bad baaday kadib markii Maanata Degmada Hiliwaa lagula EEgtay.

Waxaa Gudoomiyaha uu sheegay in uu La dan yahay oo aysan jirin wax Qasaaro ah oo soo gaaray Gudoomiyaha islamarkaana Qaraxa loo dhigay Xili ay Howlgal ku Jireem.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com