Dhageyso:Dowladda Somalia oo Sheegtay in ay Dishay Afhayeenka Al-shabaab

0

Ceelbuur(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa Gabal dhicii maanta ku dagaalamay inta u dhaxeysa Degmada Ceelbuur iyo Deegaanka Dac oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa Dowladda Soomaaliya waxaa ay sheegtay in ay ku Dishay Saraakiil Sare sare oo ka tirsan Al-shabaab oo uu ku jiro Afhayeenka Al-shabaab islamrkaana sidoo kale ay Gacanta ku dhigeen 15 ka tirsan Dagaal yahaynada Al-shabaab.

Gudoomiyaha Deegaanka Ceelgaras ayaa Warbaahinta u sheegay in Dagaalka lagu qaaday Fariisimo Ciidamada Al-shabaab ay ku la hayeen inta u dhaxeeysa Dac iyo Degmada Ceelbuur.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com