Muqdisho(AGGM):Bananbax nabadeed oo ay soo qabanqabiyeen shacabka gobokan bandir islamarkaan loga soo horjeday tacadiyada aan gambashada alheyn oo ay cidmada dowlada Kenya ku bartilmamedsanayaan shacbka somaliyeed ee ku sugan dalkaasi gaar ahaan xafada islii ee magalada neyrobi ayaa ka dhacay manta mgalada muqdisho
Waxaan bananbxa oo ay ka qabqadneyen qaybaha bulshada mar ay socod ku mareyeen in u dhaxeysa soobe iyo jamacahada is hor istaagay oo hakad galiyeey sii socoshada bananbaxaasi ciidamo ka tirsan boliska oo halkaasi ku suganaa
Waxaan wararka qaarkood ay shegayaan in dadka qar ee banabaxa wax kawaday ciidmada ay xirxireen
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com