Qaban Qaabada Doorshada Guddoomiyaha Degmada Cabuudwaaq Oo Heer Geba Gebo Ah Mareysa.

0

Caabudwaaq (AGGM): Golaha deegaanka degmada Caabudwaaq ayaa olole lagu dooranayo maamul ay yeelato degmaadasi ka wada
caabudwaaq iyo deegnnada hoos taga kadib markii uu idlaaday waqtiga mamaulkii hore.

Ololaha doorashada gudoomiyaha degmada Cabuudwaaq ayaa si habsami leh uga socda degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyadoo xilkaasi ay isu soo taageen ilaa Sideed musharax waxase hadda isugu soo haray laba musharax oo kaliya kuwaas oo kala ah deeq Caabi Xasan iyo C/risaaq Xasan Cawl.

Guddiga qaban qaabada doorashadaasi ayaa sheegay in doorashada kama dambeysta ah ay dhici doonto 12-ka bishan, waxaana doorashadani ay imaaneysaa kadib markii uu waqtigiisi dhamaaday guddoomiyihii hore ee dowladdi KMG aheyd u magacowday degmadaasi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com