Dhageyso:Shaqaalaha UN-ka ah oo Puntland Qaarkood iskaga Baxay

0

Gaalkacyo(AGGM): Wararka laga helaayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay  in Shaqaalaha Ajaanibtaa ee ku Sugan deegaanada Maamulka Puntland ay ka baxeen maanta Qaar kood Magaalada gaalkacyo.

Waxaa lagu soo waramayaa in Labo Diyaaradood  oo QM ay leedahay ay ka soo dageen Garoonka Gaalkacyo islamarkaana ay qaadeen Shaqale U shaqeya UN oo ku sugnaa Deegaanada Puntland.

Sidoo kale labo Sargaal oo shalay lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo ayaa laga Dhaafiyey Meydad kooda Magaalada Gaalkayo waxaana loo qaaday Magaalada Nairobia ee Dalka Kenya.

Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com