Dhageyso:Isimada Puntland oo baaq u diray Dowladda Kenya

0

Garowe(AGGM): Isimada Maamulka Puntland ayaa si kulul oga hadlay Dhibaatada Dowladda Kenya ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyad ee ku nool Dalka Kenya.

Afhayeenka  Isimada Puntland Garaad Cabdulle Cali Ciid ayaa sheegay in Ciidamada Kenya Beegsiga ay ku hayaan Soomalida ku nol Dalkeeda aan loo Dul qaadan karin.

Waxaa ay ku Baaqeen  in la joojiyo Dagaalka lagu hayo Soomaalida dalka Kenya oo kenya ay arimahaasi iska Ilaaliso.

Halkaan Hoose ka dhageyso 

Isha ku hay Allgalgaduud@hotmail.com

Allgalgaduud@gmail.com