Dhageyso:Cabdi Qeybdiid oo Canbaareeyey Weerarkii Gaalkacyo

0

Gaalkacyo(AGGM): Madaxweynaha Mamaulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay Dil Garoonka Gaalkacyo loogu geeystay Labo Sargaal oo u dhashay Dalalka Fanaca iyo Ingariska.

Qeybdiid ayaa Tacsi u Diray Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed cali Gaas,waxaana uu sheegay in Maamulka Puntland uu oga Tacsiyeenayo Falkaasi Foosha Xun ee ka dhacay Gaalkacyo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com