Dhageyso:Banaanbax Kenya looga soo hor jeedo oo Muqdisho ka dhacaya

0

 

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu wadaa in uu ka dhaco Banabax looga soo horjeedo Dhibaatada Kenya ay ku hayso Dadka Soomaalida ee halkaasi ku nool.

Banaabaxa ayaa waxaa soo Abaabulay Shacabka Soomaaliyeed ee ku noo magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Waxaana ay Sheegeen in Ujeedkiisa uu yahay sidiii loga hortagi lahaa Dhibaatada Soomaaliyda Kenya loogu Geeysto.

Halkaan Hoose ka dhageyso