Dhageyso:Askari ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo Gurceel lagu Dilay

0

Gurceel(AGGM): Wararka laga helayo Magaalada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Koox Hubeysan ay Bamgacmeed ku Tuureen Gaari Ciidamada Itoobiya Biyo u Waday,

Waxaa Halkaa ku Geeriyooday Hal Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Itoobiya kaas oo ahaa Darawalkii Gaariga Waday.

Waxaana Goobta ka Fikaday Ninkii Bamka ku Tuuray Gaariga Ciidamada Itoobiya  ee Magaalada Gurceel marayey.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com