Daawo Sawiro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabada xuska xasuuqa dalka Ruwanda.

0

Kigali (AGGM): Madaxweynaha D.F Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo wehelinayo wasiirka A Dibada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shalay soo gaaray magaalada Kigali ee caasimada dalka Rwanda si ay uga qayb galaan Xuska xasuuqaasi ka dhacay dalka Ruwanda,kaasi oo lagu qabtay garoonka Amahoro ee magaalada Kigali.

Xuska Xasuuqa Rwanda oo bishan April ee sanad kasta lagu xuso ayaa waxaa ka soo qayb galay hogaamiyaasha caalamka qaarkood oo ay kamid ahaayeen Madaxweynha dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Mohamoud,Madaxweynha dalka Uganda Yuweri Museveni,Madaxweynha dalka Kenya Uhuru Kenyatta,Madaxweynha dalka Koonfurta Suudaan Salva kiir Mayardit, Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki Moon,iyo Gudoomiyaha guddiga Midowga Africa Marwo Nkosazana Dlamini, mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin fara badan.

Xuskan sanadkan waxaa hal ku dhigiisu ahaa xusuus, midnimo iyo dib u cusbooneyn.

Ugu horeyn waxaa tooshka baroor diiqda ay si wadajir ah u shiday Madaxweyn

cul1 cul cul5 cul4 cul3 cul2 cul8 cul7 cul6

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com