Dhageyso:Wasiiradii Xilika laga qaaday ee Galmudug oo soo Dhaweeyey Xilka qaadista

0

Gaalkacyo(AGGM):Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug Axmed Maxamuud Baasto ayaa soo dhaweyey Kala dirista lagu sameeyey Wasiiradii Galmudug oo uu ka mid ahaa.

Axmed Baasto ayaa sheegay in Arintaasi ay tahay Tilaabo hore loo qaaday,waxaana uu sheegay in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Qeybdiid laga sugayo Wasiiro Badala Booskooda.

Shalay ayey aheyd markii Madaxweynaha Maamulka Galmudug uu kala Diray wasiiradii iyo kuxigeenadii Maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso.

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Axmed-Baasto.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com