Dhageyso:wasiirada Maamulka Koofur galbeed ee Lixda Gobol oo la Dhaarinayo

0

Baydhabo(AGGM): Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka ayaa maanta waxaa lagu dhaarinayaa Golaha wasiirada Maamulka Koofur Galbeed ee Lixda Gobol.

Wasiirka Wasaarada warfaafinta ee Maamulka Lixda Gobol ayaa Warbaahinta u sheegay in lagu Dhaarinayo Xarunta ADC ee Magaalada Baydhabo.

Dhaarinta Xubnaha wasiirada ayaa waxaa ka Qeyb galaya Madaxweyne Nuunow iyo ku xigeenkiisa oo Madasha Raata Goobjoog ka ah.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com